Home / Ethiopia / Ismaamulka Oramada ee Federaalka Itoobiya oo lagu diley 65 qof oo Soomaali ah • Horseed Media

Ismaamulka Oramada ee Federaalka Itoobiya oo lagu diley 65 qof oo Soomaali ah • Horseed Media



[ad_1]


Tuulada Gadule ee ka tirsan Ismaamulka Oramiya ee federaalka Itoobiya island markaana hoostagta degmada Darullow ayaa lagu diley 65 qof oo u dhashey qawmiyadda Soomaalida, aida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dad ka badbaadey xasuuqa halkaas ka dhacay.

Madaxa Warfaafinta deegaanka bariga Harerge ee dowlad gobolleedka Oromada, oo magiciisa ku sheegay Cabdirisaaq Maxamed oo la hadlay laamaha Itoobiyaanka ee afafka Oromada, Tigreega iyo Axmaaradda ee VOA, ayaa diatriba dadka dhintey ku sheegay 14 qof. Afhayeenkan ayaa sababta weerarkan ku sheegay in ciidamada Liyuu Boolis ay werar ka geysteen deegaanka Gadule halkaasna ku dileen laba qof oo mid askeri ahaa, kadib qoyskii uu ka dhashey Askerigu waxay weerar ku qaadeen Soomaalidii deganayd Tuulada.

Qof goobjoog ahaa halkii dhibtu ka dhacdey oo magiciisa qariyey ayaa VOA u sheegay in dhibaato xooggan ay dhacdey taas oo ahayd mid abaabulan, wuxuuna xaqiijiyey in dhimashadu ay gaareyso 65 qof, kuwaasoo markii horeba guri lagu hayey oo la sheegay in amnigooda meesha lagu sugaayey kadib xasaradii u dhexeysey Oramada iyo Soomaalida, Qofka the hadley VOA ayaa xaqiijiyey dagaalka uu ku dhintey askeriga Oramada ah, kadibna qoyskii askerigaas iyo ciidan the socdey ay xasuuqeen dadka guriga gabbaadka looga dhigay.

Xasaradda u dhaxaysa Ismaamulka iyo Ismaamulka Oramada ayaan weli xal laga gaarin kaas or ay ku dhinteen father kor u dhaafaya boqolaal qof.

Horseed Media

[ad_2]
Source link

Leave a Reply

Your email address will not be published.